Scroll to Top

Qormo Press

Qormo Press

Daawo Sawirada S/guud Max’ed Cali Samatar oo aas Qaran loogu sameeyay Muqdisho

Thursday, Aug 25, 2016

Qormo Press” Alle Haunaxariistee Marxuum S/Guud Maxamed Cali Samatar oo ahaa Madaxweyne Ku Xigeenkii Hore ee Soomaaliya, xilal kala dawana ka soo qabtay dowladdii Milatariga Soomaaliya ee Gen Maxamed Siyaad Barre ayaa maanta Aas Qaran Loogu Sammeeyay, dhismaha Wasaaradda Difaaca Soomaaliya ee magaalada Muqdisho. Aaska Marxuumka ayaa waxaa ka qeybgalay Madaxweynaha JFS Mudane Xasan...